Dacwada islaamka waa dariiqii Anbiyada ( Nabad galyo iyo naxariis korkooda ha ahaate)
Waxayna u baahan tahay sabar dheeraad ah iyo xikmad khaasatan markii qalabka internetka oo wajiyo fara badan leh loo adeegsanayo dacwada Alle, Ilaah waxaan ka baryanaa inuu na waafajiyo wixii xaq ah. webkan sababta loo sameeyay halkaan ka eeg
|